(Sawirro) Xildhibaano diidanaa doorashada Galmudug oo la kulmay Madaxweyne Qoor-qoor

Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta gaaray xubno ka tirsan Xildhibaanada Mucaaradka ee ka soo horjeeday Doorashada Galmudug ka dhacday dhowaan. iyagoo la kulmay Madaxweyne Axmed Qoor Qoor. Xildhihaan Mahad Salaad, Axmed Macalin Fiqi iyo Cabdisaabir Nuur Shuuriye ayaa waxaa garoonka Dhuusamareeb ku soo dhaweeyay Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Galmudug iyo xubno kale Qaar ka mid … Continue reading (Sawirro) Xildhibaano diidanaa doorashada Galmudug oo la kulmay Madaxweyne Qoor-qoor